Carabey oo waxba kama jiraan ku tilmaamay War ka soo baxay Xaaf (Akhriso)

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay ku gacan seyray qoraal ka soo baxay madaxweynaha Galmudug Xaaf oo shuruudo ku xiray ka qeyb galka shirka uu Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada dalka ee lagu qabanayo Muqdisho. Carabey ayaa sheegay in maamulka Galmudug ka qeyb galayo shirkan, isagoo shuruudaha Xaaf ku tilmaamay … Continue reading Carabey oo waxba kama jiraan ku tilmaamay War ka soo baxay Xaaf (Akhriso)